Dilal aargoosi ah oo ka dhacay Jowhar iyo xaalada magaalada oo kacsan

Qof ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe, iyadoo mid kalena halkaas lagu dhaawacay. Dilkan ayaa la sheegay iney salka ku hayo falal aargoosi ah oo looga jawaabayo dil saaka askari ka tirsan ciidamada dowlada uu magaaladaas ugu geystay nin kalluumeysato ah. Haweeney kale ayaa iyana la soo sheegaya in lagu dhaawacay … Continue reading Dilal aargoosi ah oo ka dhacay Jowhar iyo xaalada magaalada oo kacsan